Home Wararka Maanta Dhul Gariir ka dhacay Galbeedka Dalka Sweden Maanta oo isniin ah.

Dhul Gariir ka dhacay Galbeedka Dalka Sweden Maanta oo isniin ah.

0

Saaka aroortii hore ayaa mar qura waxaa dhul gariir ka dhacay Galbeedka Dalka Sweden gaar ahaan galbeedka Skövde.

Warbaahinta gudaha ee Gobolkaasi oo ka waramay baaxada dhul gariirka ayaa sheegay in xagal ahaan uu dhulka u gaaray ilaa 17 kilometers .

Björn Lund oo bare ka ah jaamacada Uppsala ayaa sheegay in uu dhul gariirka uu ahaa mid aan la filaneen isla markana uu dhulka hoostiisa gaaray ilaa 10 kilo.

Dhul gariirka ayaana lagu qayaasay mid aad u yar oo ka dhaca dhulkaasi.

inta lagu guda jira Saamarka sanadkan Dhul gariirkii ugu weynaa ee sanadkan ayaa ka dhacay banaanka Skara kaasi oo cabarkiisa gaaray ilaa 3.2.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here