Home Wararka Maanta Xisbiga Sverigedemokraterna oo awood dheeraad ah ka helay Magaalada Hörby.

Xisbiga Sverigedemokraterna oo awood dheeraad ah ka helay Magaalada Hörby.

0

Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa noqday xisbiga ugu weyn ee kamuunta Hörby waana markii ugu horeesay taariikhda.

Xisbiga ayaa helay boqolkiiba 53 codadkii laga dhiibtay kamuunka waxana uu noqonayaa xisbiga hogaamindoono Kamuunkaasi.

Stefan Borg. oo ka tirsan Xisbiga SD ayaa guushaasi kadib sheegay in marka ugu horeesa iyo marka xigta ay hubinayaan amaanka magaalada.

Stefan Borg. ayaa noqonaya gudoomiyaha kamuunka ee kasoo jeeda xisbiga SD.

Labada Xisbiga ee M iyo SPI ayaa balan qaaday in ay la shaqeenayaan Sverigedemokraterna madama ay dhankooda rabaan in wax laga qabto duqoobida (pensionärer)

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here