Home Wararka Maanta Transportstyrelsen 30 Kronor oo isku badaleysa 530 kronor hadii aad maalmo dib...

Transportstyrelsen 30 Kronor oo isku badaleysa 530 kronor hadii aad maalmo dib u dhacdo.

0

Hay.ada Gaadiidka Sweden ee Transportstyrelsen  ayaa ka hadashey bixinta lacagta Kaamirada Wadooyinka kuwaasi oo dadka qaarkood aanan bixin waqtigii loogu tala galay.

Transportstyrelsen ayaa sheegtay in ku dhawaad 40 miljoner loo diray warqado mailbox ah oo lagu xasuusinayo lacagta in ay ku bixiyaan waqtigooda taasi oo loo yaqaano (påminnelseavgifter).

Dadka loo diray warqadaha badankooda ayaana fiirin warqada taasi oo keentay in dib u dhacdo bixinta lacagta waqtigii loogu tala galay.

Mattias Carleson oo ka tirsan hay.ada Gaadiidka sweden ee Transportstyrelsen  ayaa sheegtay in ay siyaaday tirada dadka bixiyay lacagta ganaaxa sanadkan bilowgiisa.

Qofka bixiya lacagta waqti danbe ayaa la kulmi kara lacag qaali ah tusaale ahaan hadii 30 kronor bixinteeda aad dib u dhigto dhoor maalin waxay noqon kartaa 530 kronor.

Somaliska Somaliska

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here