Home News in English Hogaamiyaha Xisbiga Modertarka Ulf Kristersson oo Dhisaya Dowlada Cusub isagoo Meesha ka...

Hogaamiyaha Xisbiga Modertarka Ulf Kristersson oo Dhisaya Dowlada Cusub isagoo Meesha ka saaray Xisbiga SD

0

inkastoo aan leesku raacin Dhismaha Dowalda Cusub hadana Hogaamiyaha Xisbiga M Ulf Kristersson oo shir jaraa.id la qabtay Afayeenka Barlamaanka ayaa sheegay in uu dhisayo Dowlada Cusub oo isbaheysi ah.

Ulf Kristersson ayaa sheegay in uu isku dayayo sidii wada hadal ula gali lahaa Xisbiga Socialdemokraterna ( S) isagoo meesha ka saaray Xisbiga kale ee SD.

Waxa uu intaasi ku daray in Wax walbo oo awoodiisa uu sameendoono si uu u dhiso Dowlada isbaheysi ah oo taageero ka heleysa S.

Ulf Kristersson oo la hadlay xisbiyada ayaa sheegay in xaalada adkaaneyso hadii qof kasta uu xayiro booskiisa taasi oo keeni karta in Sweden waligeed dowlad sameysan.

Dhanka kale Xisbiga S ayaa diiday in uu Taageero dowlad isbaheysi ah isagoo ku celiyay in la dhiso dowlad wadajir ah oo xisbiyada ka qeyb qaataan.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here