Home Wararka Maanta Abaal marinta Nobel Prize oo la siinayo Labada nin ee ku guuleestay...

Abaal marinta Nobel Prize oo la siinayo Labada nin ee ku guuleestay Daweynta Cudurka Kansarka.

0

Labo nin oo cilmi baaris ah oo kasoo jeeda wadamada Mareykanka iyo Japan ayaa sanadkan la gudoonsiinayaa abaalmarinta Nobel Prize.

Labada Nin ayaa daaha ka rogay Qaab loo daweyn karo Cudurka Kansarka iyo Midka ku dhaca Maqaarka.

James P Allison oo kasoo jeeda Mareykanka iyo Tasuku Honjo oo Japan kasoo jeeda ayaa daaha ka rogay Qaabka cusub ee looga hortagi karo Cudurka Kansarka oo dad badan caafimaad ku heleen.

isbuucaan ayaa lagu dhawaaqidoonaa cida ku guuleesatay abaalmarinta Nobel Prize.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here