Home Wararka Maanta Maxkamada Gobolka oo go.an kasoo saartay Sharciga Schoolka Sare ee Caruurta Qaxootiga.

Maxkamada Gobolka oo go.an kasoo saartay Sharciga Schoolka Sare ee Caruurta Qaxootiga.

0

iyadoo bisha july bilowgeeda uu soo baxay sharci cusub oo dhigaya in sharciga dalka la siiyo caruurta dalka ku sugan ee kaligood socodka ayaa dood adag kasoo baxday arintaasi.

Maxkamada Gobolka ayaa sharciga dib u fiirisay waxana ay kasoo saartay go.an cusub oo sharciga ku aadan.

xukunka ayaana ka yimid Maxkamada sare ee laanta socdaalka sweden ee Stockholm Waxay sheegtay in Sharciga uusan wax dhibaato ah ku laheyn midka Wadamada Yurub ee ( EU Law ).

Dhanka kale Maxkamada ayaa sheegtay in Sharciga uu yahay mid shaqeyn kara isla markana aan dhibaato keeni karin.

Hadalka maxkamada ayaana keeni kara in Sharciga uu bilawdo kaasi oo guud ahaan dowlada sweden ay tagersantahay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here