Home Wararka Maanta Hay.ada Kronofogden oo ka hadashey Caruurta iyo Qoysaska laga saaro Guryahooda.

Hay.ada Kronofogden oo ka hadashey Caruurta iyo Qoysaska laga saaro Guryahooda.

0

Hay.ada Kronofogden ee dhanka deemaha ayaa sheegtay in dadka aan bixin kirada guryahooda ay keento in si qasab ah looga saaro xiligaasi.

Kronofogden ayaa intaasi ku dartay in qoysas badan laga saaray guryahooda lixda bilood ee ugu horeesay waxana ay sheegtay in 231 caruur ah ay dhinteen taasi oo u dhiganta in 43 caruur ah ay ka badan tahay tiradii sanadka hore.

Johan Krantz oo ka tirsan Hay.ada ayaa sheegtay in arintaasi ay tahay musiibo dhacda waqti walbo.

Hay.ada Kronofogden ayaa ah hay.ada qaabilsan xaqiijinta in dadka ay bixiyeen deemaha lagu lahaa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here