Home Wararka Maanta Barlamaanka Sweden oo Codka Kalsoonida kala laabtay Raisal Wasaare Stefan Löfen.

Barlamaanka Sweden oo Codka Kalsoonida kala laabtay Raisal Wasaare Stefan Löfen.

0

siyaasada Sweden ayaa noqoneysa mid gaartay halkii ugu sareysay waxaana Barlamaanka uu galay Shaqadiisa Dhabta aheyd.

Raisal Wasaaraha Sweden ee waqtigiisa sii dhamaanayo ayaa maanta loo qaaday Codka kalsoonida sidii uu u sii wadan lahaa Xukunkiisa Dowlada.

Saaka ayaana la furay Codadka gacantaaga iyadoo Xildhibanada badankooda u codeeyeen maya.

ku dhawaad 204 Xildhibaan ayaa u codeeyay (nej) halka 142 ay u codeeyeen Haa natiijada ayaana ka dhigan in Stefan löfen uu ka dagay Xilka Raisal wasaaraha Sweden.

afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa codeenta kadib warbaahinta u sheegay in ay bilaabaneyso wada hadal sidii loo dhisi lahaa dowlad Cusub.

Somalisk Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here