Home Wararka Maanta Akhriso Ku Xigeenada Gudoomiyasha Barlamaanka Sweden oo la Doortay.

Akhriso Ku Xigeenada Gudoomiyasha Barlamaanka Sweden oo la Doortay.

0

Barlamaanka Sweden ayaa ku jira doorashada gudoomiyaasha Barlamaanka sweden si loo wado shaqada Barlamaanka oo ah hay.ada sharci dajinta dalka.

Ã…sa Lindestam ayaa noqotay gudoomiye ku xigeenka 1 aad ee Barlamaanka ee Sweden iyadoo cidna kula tartamin booskaasi .

Ku Xigeenada Gudoomiyaasha Barlamaanka ayaa xiiso gooni ah laheyd madama xisbiga Sverigedemokraterna uu rajeenayay in loo doorto ku xigeenka gudoomiyaha Barlamaanka taasi oo looga baxay.

Xisbiga vänsterpartiet ayaa ku guuleestay gudoomiye ku xigeenka labaad ee barlamaanka Sweden waxaana helay Lotta Johnsson Fornarve oo heshay codad gaaraya 149 cod Björn Söder oo matalaya SD ayaa dhankiisa helay 82 cod.

Xisbiga centerpartiet ayaa helay afayeenka sadaxaad ee barlamaanka waxana ku guuleesatay centerpartiet oo xisbiga ka tirsan iyadoo heshay 272 halka Björn Söder uu helay 69 cod.

Xisbiga SD oo ayana u muuqad mid waayay booskiisa Barlamaanka iyadoo xisbiyada badankooda ay kasoo horjeesteen xisbiga oo lagu eedeeyo cunsurunimo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here