Home News in English War Deg Deg Ah Xisbiga moderatka oo ku guuleestay Afayeenka Barlamaanka Sweden...

War Deg Deg Ah Xisbiga moderatka oo ku guuleestay Afayeenka Barlamaanka Sweden (Talman).

0

Siyaasi kasoo jeeda Xisbiga moderate Andreas Norlén ayaa loo doortay afayeenka Barlamaanka Cusub ee Sweden kadib markii maanta oo isniin ah la doortay.

Andreas Norlén ayaa hogmaaminaya shaqada Barlamaanka isagoo codadka ugu badan ka helay Xisbiga Modertarka iyo Sidoo kale Sverigedomokraterna.

Codadka labada xisbiga ayaa keentay in Andreas Norlén uu helo 203 cod oo Doorashada ah halka Åsa Lindestam oo ka tirsan Socialdemokraterna uu helay 145 cod.

Dhanka kale Barlamaanka ayaa dooranaya ku dhawaad 3 afayeen ku xigeen kuwaasi oo wali aan si rasmi ah loo shaacin cida noqoneysa.

Lasoco wixii ku soo kordha

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here