Home Wararka Denmark Denmark Toogasho ka dhacday Bartamaha Caasimada Copenhagen oo lagu dhawacay.

Denmark Toogasho ka dhacday Bartamaha Caasimada Copenhagen oo lagu dhawacay.

0

wararka laga helayo Bartmaha caasimada Wadanka Denmark ee Copenhagen ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday toogasho.

Sida wararka tilmaamayaan ku dhawaad 3 qof ayaa lagu dhaawacay rasaasta la maqlay waxana weerarka ka dhacay Xaafada Nørrebro.

Booliska Caasimada Denmarka ayaa ka gaabsaday in uu ka hadlo dhibaatada goobta ka dhacday hase yeeshee joornalka Ekstrabladet  ayaa sheegaya in Ambalaaz badan lagu arkay goobta.

Sida uu ku waramyo Joornalka kale ee Ritzau ku dhawaad 6 Toogasho ayaa ka dhacday Caasimada Copenhagen Isbuucii u danbeeyay oo kaliya.

Somaliska Denmark

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here