Home Wararka Maanta Toogasho ka dhacday Magaalada Örebro oo lagu dhaawacay labo qof.

Toogasho ka dhacday Magaalada Örebro oo lagu dhaawacay labo qof.

0

labo toogasho ayaa ka dhacday magaalada Örebro gaar ahaan dhinac Markbacken  toogashadaasi oo lagu dhaawacay labo qof oo sida la shegay booliska horay u yaqaaneen.

toogashada ayaa dhacday abaaro 17:45 ee arbacada waxana labada qof lagu sheegay in ay dhasheen sanadka 1990 kii sida uu shegay Dangard.

Madaxa Afayeenka Booliska Dangard ayaa intaasi ku daray in weerarka uu ahaa mid lagu dili lahaa labada qof oo hada ah kuwa dhaawac ah.

xaalada ayaana dib ku soo laabatay abaaray 20:30. ee caawa iyadoo booliska uu bilaabay baaritaan ku aadan sida uu u dhacay weerarkaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here