Home News in English Daawo Muuqaal laga diyaariyay Xaafada Rinkeby hooyooyinka ku sugan oo Xiliga habeenki...

Daawo Muuqaal laga diyaariyay Xaafada Rinkeby hooyooyinka ku sugan oo Xiliga habeenki ka shaqeya.

0

Mid kamid ah Tafashinka ugu weyn caalamka ayaa muuqaal ka diyaariyay hooyooyinka ku sugan Xaafada Rinkeby kaasi oo ku aadan xiliga habeenki ay wareegeen xaafada si ay u caawiyaan dhalinyarada ku biiri kara kooxaha gangiska.

Qaar kamid ah hooyooyinka ayaa la hadlay talafashinka kuwaasi oo ka hadlaya waxa keenay in xiliga habeen ay waardiye ka noqdaan xaafada iyo sababta keenay.

Waxay sheegeen in shaqada booliska ay qabtaan ayaha madama dhibaato xoogan ay ka dhacday xaafada isla markana la dilay dhalinyaro badan.

sanadkii 2015 ilaa 2017 waxaa xaafada Rinkeby ka dhacay 345 toogasho oo ay isku geesteen kooxaha gangiska waxana xaafada laga raray xaruunta booliska sanadkii 2014.

Daawo Muuqaalka laga diyaariyay

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here