Home Wararka Maanta Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden oo la shaaciyay iyo Waqtiga uu kulmayo Barlamaanka.

Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden oo la shaaciyay iyo Waqtiga uu kulmayo Barlamaanka.

0

inkastoo lagu dhawaaqay natiijada doorashada sweden ee Barlamaanka Sweden hadana waxaa wali la shaacin cida sida rasmiga u soo dhiseysa dowlada cusub ee dalka hogaamineysa,

Kulanka ugu horeeyay ee Barlamaanka Sweden ayaa shaaciyay kaasi oo dhicidoona 24 Bishan Semtemper markaasi oo la doorandoono gudomiyaha cusub ee barlamaanka Sweden.

Xubnaha Barlamaanka Sweden ayaa doorandoono gudoomiyaha cusub kaasi oo dhankiisa kulamo lasameendooda Xisbiyada isbaheystay ee Dalka si uu ugala hadlo garabka  soo dhisi kara dowlada Dalka.

kulanka barlamaanka sweden kahor waxaa dalka sii hogaamindoono xisbiga Socialdemokraterna kuwaaasi oo hada hogaamiyaha sweden.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here