Home Wararka Maanta Norway Xisbiga Frp oo soo jeediyay in dib loo celiyo Qaxootiga Suuriyaanka...

Norway Xisbiga Frp oo soo jeediyay in dib loo celiyo Qaxootiga Suuriyaanka ee heesta Sharciga KMG..

0

Xisbiga FRP oo ah xisbiga sadaxaad ee ugu weyn dalka norway ayaa soo jeediyay sharcig dhigaya in dib loo celiyo qaxootiga suuriyaanka ee ku sugan dalkaasi kuwaasi oo heesta sharciga kumer garka.

Afayeen xisbiga ee arimaha soogalootiga ayaa sheegay in ay wadaan qorsho qofka suuriyaanka ee dalkiisa ku laabanaya la siiyo lacag dhan 20 kun oo lacagta norway si looga caawiyo ku laabada dalkaasi.

jan helgheim waxa uu sheegay in maanta la joogo xiliga dadka reer suuriya dalkooda ku laaban lahaayeen isla markana dhisan lahaayeen dalkooda.

tirakoob ay sameesay dowlada norway gaar ahaan laanta socdaalka ee UDI ayaa lagu sheegay in sanadkii 2011 dalkaasi iska dhiibeen 13.229 kun oo qaxooti ah iyadoo markaasi kadib la bilaabay sharci ku meel gaar ah waxana sharcigaasi la siiyay 2400 kun oo qaxootig ah.

xisbiyo badan oo dalkaasi ayaa kasoo horjeestay waxana norway ay wadaa qorsho ay qaxootiga dalkaasi gaaray ay ku kala yareeneyso iyadoo joojisay bixinta sharciyada qaxootiga dalkaasi madama la adkeeyay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here