Home Wararka Maanta Akhriso Doorashada Xubnaha Noqonaya Barlamaanka Sweden oo la dhameestiray..

Akhriso Doorashada Xubnaha Noqonaya Barlamaanka Sweden oo la dhameestiray..

0

Gudiga doorashada sweden ayaa sheegay in xubnaha barlamaanka Sweden la dhameestiray taasi oo tiro ahaan aan ka badalneen kuwii hore loosoo bandhigay..

Gobolada Västra Götaland iyo Stockholm ayaa noqday kuwa ugu danbeeyay ee la tiriyay iyadoo guud ahaan la dhameestiray codadka.

Anna Nykvist oo ka tirsan gudiga dorashada ayaa sheegtay in ku dhawaaqista doorashada sweden ay qaadaneyso muda kale.

Arinta adag ee taagan ayaa ah yaa noqonaya Raisal wasaaraha Cusbu ee Sweden madama labada dhinac ay sheegayaan midba midka kale in uu ka horeeyo.

dhanka barlamaanka 144 waxaa heesta Rödgröna halka Alliance ay heestaan 143 dhanka SD ayaa heesta 62 kuraas.

Codadkii ugu danbeeyay ee la tiriyay ayaa maraya.

S: 28.26 boqolkiiba

Xildhibaan: 4.41 boqolkiiba

V: 8.0 boqolkiiba

M: 19.84 boqolkiiba

KD: 6.32 boqolkiiba

C: 8.61 boqolkiiba

L: 5.49 boqolkiiba

SD: 17.53 boqolkiiba

Doorashooyinka 2018: 87.18 boqolkiiba

Doorashooyinka 2014: 85.81 boqolkiiba

waxaa laga soo xigtay hay.ada doorashada

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here