Home Wararka Maanta Stefan Löfven oo ka jawaabay Casuumaada uga timid xisbiyada isbaheestay ee Aliance.

Stefan Löfven oo ka jawaabay Casuumaada uga timid xisbiyada isbaheestay ee Aliance.

0

Sida saaka lagu qoray joornaalka Dagen nyheter xisbiyada isbaheestay ayaa ugu baaqay Stefan löfvan casuumaad ku aadan dhismaha Dowlad wadajir ah.

Stefan löfvan ayaa shir jaraa.id ku qabtay magaalada Rosenbad halkaasi uu kaga jawaabay hadalka kasoo baxay xisbiyada kasoo horjeeda waxana uu kaga hadlay dhoor arimood.

Arimaha uu ka hadlay waxaa kamid ah in aan laga hordhicin natiijada doorashada sweden oo lasugayo in xisbigiisa uusan diyaar u aheyn dhismaha dowlad wadajir ah oo ka timaada dhanka Alliance.

dhanka kale ayuu sheegay in aysan macquul aheyn aqbalaada waxyaabaha ay ku fakarayaan xisbiyada isbaheestay ee Alliance.

su.alaha uu dhankiisa miiska saaray waxaa kamid ah in loo baahanyahay ka hadalka doorashada gudoomiyaha barlamaanka iyo gudoomiyaasha gole hoosaadyada ee barlamaanka Sweden iyo qeybinta Gudoomiyaasha Barlamaanka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here