Home Wararka Maanta Magaalada Upsala oo heshay abaal marinta Degaanka ugu wanaagsan ee Caalamka..

Magaalada Upsala oo heshay abaal marinta Degaanka ugu wanaagsan ee Caalamka..

0

ku dhawaad 132 wadan ayaa ka qeyb galay abaal marinta degmada ugu wanaagsan dhanka deegaanka ee caalamka waxana qaaday Degmada Upsala ee Wadanka Sweden.

Sababaha keenay in Upsala ku guuleesato abaalmarintaasi ayaa ah kadib markii magaalada laga diiwaangaliyay Basakiilada iyo wali Gawaarida ku shaqeeya Korontada.

Ururka abaalmarintaasi u qaabilsan caalamka ee WWF. ayaa upsala u aqoonsaday magaalo ku feecan cimilada dhanka deegaanka aduunka.

taariikhda waa markii ugu horeesay oo abaalmarin nuucaasi ah la gudoonsiiyo caasimad kamid ah Wadanka sweden taasi oo ah hormar dhanka deegaanka ah.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here