Home Wararka Maanta Magaalada Jönköping ku dhawaad 14 Arday oo ku dhaawacantay Guri ardayda seexato..

Magaalada Jönköping ku dhawaad 14 Arday oo ku dhaawacantay Guri ardayda seexato..

0

ku loogu tala galay arday oo ku yaalla magaalada Jönköping ayaa xalay uu dab ka kacay halkaasi oo arday badan ku dhaawacantay.

Dabka ayaa ka kacay guriga oo ku yaalla nawaaxiga Råslätt.  halkaasi oo arday qaarkood ay dabaqa sare kasoo boodeen sida booliska uu sheegay.

Labo kamid ah arday ayaa qeybta sare kasoo booday halka labo kale oo qaaday dhanka isbitaalka waxana wararka sheegayaan in ardayda mid kamid ah uu dhaawac halis ah soo gaaray Lars-Göran Nilseryd. oo ka tirsan booliska ayaa sidaasi sheegay.

abaaro 3:00 am ee xalay saqdii dhexe ayuu dabka bilowday lama sheegin waxa keenay dabka halkaasi ka dhashay.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here