Home Wararka Maanta Imisa Goobood ayaana wali la tirin Codadka laga dhiibtay ilaa iyo hada..

Imisa Goobood ayaana wali la tirin Codadka laga dhiibtay ilaa iyo hada..

0

sida caadiga ah waxaa ugu horeysa in natiijada doorashada sweden lagu dhawaaqo maalinta jimcaha markaasi oo codadka lasoo dhameestiyado waxana gudiga uu ilaa iyo hada ku jiraa tirinta codadka la dhiibtay.

Tirinta codadka ayana timaaday kadib markii codadka hada ay noqdeen kuwa isku mid ah oo wada siman tusale ahaan Xisbiyada isbaheestay oo heesta 144 halka kuwa kale ay heesta 143 kursi.

ku dhawaad 13 goob ayaa wali la tirin codadkooda kuwaasi oo hada la tirinayo waxana ay heestagaan goobaha soo socda.

Goobaha codadkooda la tirin.

• Ronneby, 1 goob

• Halmstad, 1 goob

• Lycksele, 1 goob

• Vadstena, 1 goob

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here