Home News in English Wararkii ugu danbeeyay ku dhawaaqista Natiijada doorashada Sweden.

Wararkii ugu danbeeyay ku dhawaaqista Natiijada doorashada Sweden.

0

maanta oo arboco ah ayaa lagu wadaa ku dhawaaqista doorashada sweden oo la sugayo tirinta codadka dibada iyo kuwa ku codeeyay postooyinka.

ku dhawaaqista natiijada ayaana dheeraatay kadib narkii ay isku mid noqdeen labada dhinac ku tartamaya doorashada sida Alliansen iyo Rödgrönaha.

Xisbiyada Alliansen ayaa doonaya in meesha laga saaro Raisl wasaare Stefan Löfen iyagoo doonaya Raisal wasaare cusub xataa hadii uu ka Socdo Socialdemolraterka.

hadii Stefan uu xilka ka dago waxay qaadaneysaa mudo labo isbuuc ah in Barlamaanka uu doorto Raisal wasaare cusub haduu uusan xilka ka dagin waxaa u codeendoona Barlamaanka.

Stefan hadii uu helo codadka Barlamaanla labo meelood meel iyo ka badan waxa uu noqon karaa Raisal wasaare markale hadii uu helo kala bar ka yar waxaa qasab ku ah in uu iscasilo.

dhanka kale natiijada doorashada ayaa u dhici karta Maalinta Jimcaha hadii uusan isbadal cusub imaan.

inkastoo aan la ogaan karin codadka haray hadana labadii sano ee u danbeesay waxaa codeeyay 190,000 kun marka lees ku daro codadka dibada iyo kuwa dib u dhacay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here