Home Wararka Maanta Tiro kooban oo u dhaxeysa Codadka Labada Garab ee Xisbiyada isbaheestay iyo...

Tiro kooban oo u dhaxeysa Codadka Labada Garab ee Xisbiyada isbaheestay iyo kuwa kale..

0

marka laga soo tago xisbi walbo iyo tirada uu heesto waxaa dhanka kale aad iskugu dhow tirada codadka ay heestaan xisbiyada isbaheestay iyo kuwa guduud iyo cagaarka.

ilaa 28000 kun oo cod ayaa u dhaxeysa labada garab taasi oo ka dhigan in ay aad iskugu dhowyihiin labada garab ee ku loolamaya dowlada cusub.

6 004 degmo oo la xisaabiyay rödgröna oo kala ah S, MP, V waxay heleen 40,6 procent codadka la tiriyay kuwa isbaheystay waxay dhankooda heleen 40,3 procent.

maalinta arbacada ee soo socota ayaa doorashada ku imaan karaa isbadal madama 50 000 qof oo ku sugan dalka dibadiisa la tirindoono codadkooda oo.

codadkaasi ayaana keeni kara isbadal xoogan madama waxyar ay isku jiraan xibiyada qaarkood.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here