Home Wararka Maanta Cod Bixinta Doorashada Sweden oo soo dhamaatay guud ahaan..

Cod Bixinta Doorashada Sweden oo soo dhamaatay guud ahaan..

0

guud ahaan codeynta doorashada Sweden ayaa soo dhamaatay waxaana la xiray Xaruumaha lagu codeenayay iyadoo la bilaabay tirinta codadka.

labada talafashin ee TV4 and SVT ayaa waday baaritaan ku aadan cida guuleysan karta iyagoo shacabka waydiinayay xisbiga ay u codeeyeen inkastoo taasi noqon karin natiijo sax ah.

Xisbiga socialdemokraterna ayaa lumiyay qeebo kamid ah codadkiisa sidaasi oo ay tahay wali waa xisbiga ugu sareeya dhanka doorashooyinka hordhaca ee la sameeyay.

10 iyo 11:00 pm ee caawa ayaa lasoo afjaraa tirinta codadka iyadoo kadib la shaacindoono xisbiga guuleestay.

lasoco wixii soo kordha

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here