Home News in English Akhriso Natiijada Codeynta Hordhaca ah ee doorashada iyo Halka Xisbiyada kala joogaan..

Akhriso Natiijada Codeynta Hordhaca ah ee doorashada iyo Halka Xisbiyada kala joogaan..

0

Waxaa socota Tirinta codadka Doorashada Sweden oo bilaabatay waxana warbaahinta heshay hordhaca natiijada kasoo baxday codadka lasii tiriyay.

Saacada marka ay aheyd 22.45,pm oo daqiiqado kasoo wareegtatay waxaa la tiriyay 5037 cod kuwaasi oo laga tiriyay dhanka deegaanka.

Hoos ka Akhirso Codeynta hordhaca iyo Xisbi walbo.

S:      28.4 percent

MP:   4.3 percent

V:      7.9 percent

M:     19.8 percent
C:      8.6 percent
KD:   6.4 percent
L:     5.5 percent

SD:   17.6 percent.

Natiijada kasoo baxday Xisbiyada isbaheystay ee koox kooxda noqday.

S + MP + V: 40.6 percent Rödgröna

Alliance:  40.2 percent Xisbiyada isbaheystay.

SD:  17.6 percent.

Dhanka Barlamaanka.

S + MP + V: 144

Alliance:  142

SD:  63

Marka la eego dhanka xisbi walbo iyo codadka uu heesto waxaa muuqata in xisbiga socialdemokraterna uu ku jira kaalinta ugu horeyso halka xisbiga moderaterna uu xoojistay booskiisa kaalinta labaad.

Fiiro Gaar ah Codadka ay heestaan Xisbiyada isbadal ayaa ku sameendoonaa marka Natiijo cusub lagu soo daro.

Si aad natiijada u danbeesay u hesho dib u furo isla warkaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here