Home News in English Waa Imisa Tirada Dadka sii Codeeyay Doorashada Sweden ee maanta u danbeesa..

Waa Imisa Tirada Dadka sii Codeeyay Doorashada Sweden ee maanta u danbeesa..

0

maanta oo Axad ah ayaa ah maalinta u danbeesa ee doorashada Sweden waxana codadkooda dhiibanaya dadkii u danbeeyay.

Gudiga doorashada ayaana diiwaangaliyay ku dhawaad 2 667 869 million maana oo axad ah waana in ka badan maalinta shalay oo aheyd 200,000 kun.

Qayaasta doorashada ayaana sidaasi uga fogeen doorashadii u danbeesay ee sanadkii 2014 markaasi oo tiro ahaan ay aheyd sidaan oo kale.

Sanadkii 2014 codadka la dhiibtay kahor maalinta u danbeesay ee doorashada ayaa ahaa 2,672,615 million taasi oo ka dhigneyd 42 boqolkiiba codadka doorashada barlamaanka in la dhiibtay xiligaasi.

Tirada dadka codkooda dhiibanaya ee maanta ayaa badandoonta madama ay tahay maalinta u danbeesay waxana safaf dhaadheer loogu jira xaruumaha laga codeeyo oo dad badan ku suganyihiin.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here