Home News in English Akhriso Saacada ay ku egtahay Doorashada Sweden ee maanta lasoo gaba gabenayo..

Akhriso Saacada ay ku egtahay Doorashada Sweden ee maanta lasoo gaba gabenayo..

0

Maanta oo ay tahay maalin Axad ah kuna beegan September 9th waa maalin ay sugayeen dadka reer Sweden kuwaasi oo dooranaya Xubnaha Barlamaanka iyo Sidoo kale Xubnaha Golaha deegaanka.

Qof kasta oo heesta sharciga Dalka ayaa codeen kara kuwaasi oo kaararka codeynta guriga ugu soo dhacay waxana Dadka heesta basaboorka Muwaadinka ay codkooda siin karaan Barlamaanka iyo Golaha Deegaanka halka kuwa heesta Sharciga Daganaanshaha ay codkooda siin karaan Golaha Deegaanka oo kaliya.

Saacadaha Doorashada.

Abaaro 08:00 am ee saaka ayay bilaabatay doorashada Sweden waxana la filayaa in lasoo gaba gabeeyo 20:00 pm ee caawa markaasi oo codadka u danbeeyo la dhiibanayo.

Qofka horay u codeeyay ayaa maanta heesto fursad kale oo codkiisa ku badali karo isagoo codkiisa siinaya Xisbiga uu u arko in wadanka isbadal u keeni karo.

Warbaahinta Somaliska ayaa maanta ilaa caawa toos u baahineysa wararka doorashada iyo sida codadka loo xisaabiyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here