Home Wararka Maanta Akriso Saadaal hordhac ah oo lagu Sameeyay Xisbiyada Sweden ee dhanka Doorashada..

Akriso Saadaal hordhac ah oo lagu Sameeyay Xisbiyada Sweden ee dhanka Doorashada..

0

si dhab ah looma cadeyn karo xisbiga rasmiga ee ku guuleysan kara doorashada sweden oo mareysa waqtigii u danbeeyay iyadoo Maalinta axada ee nagu soo wajahan ay tahay maalinta u danbeeso ee codadka la dhiiban karo.

Xisbiyo kala duwan ayaa doorashada ku tarmaya Waxaana u horeeya sadaxda xisbi ee kal ah ah S, SD iy M.

joornaalka Expressen iyo  Demoskop ayaa sameeyay doorasho hordhac ah kahor doorashada sweden waxana lagu aruuriyay codadka dadweynaha iyo cida hogaanka qaban karta.

saadaasha la sameeyay waxaa saro u kacay xisbiga socialdemokraterna halka xisiga sverigedemokraterna uu hoos u dhacay marka la fiirsho codbixinta warbaahintaasi.

Hoos ka Akhriso Codeynta Hordhaca ee la sameeyay

S: 26.5 percent (25.5)

V: 9.8 percent (9.4)

MP: 5.3 percent (4.8)

M: 17.9 percent (17.8)

L: 6.2 percent (no change)

KD: 6 percent (5.9)

C: 8.2 percent (8.9)

SD: 17.2 percent (18.2)

Xisbiyada rödgröna  S, V, MP: 41.6 percent (39.7)

Xisbiyada is baheystay M, L, KD, C: 38.4 percent (38.7)

Maanta iyo bari oo kaliya ayaa ka harsan maalinta u danbeysa ee doorashada waxaa la filayaa in lasoo bandhigo doorashada iyo sida loogu guuleestay tirinta codadka kadib.

Lasoco Wixii ku soo kordha

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here