Home Wararka Maanta Buug Cusub oo ka hadlaya Zlatan Ibrahimovic oo dhawaan soo baxaya..

Buug Cusub oo ka hadlaya Zlatan Ibrahimovic oo dhawaan soo baxaya..

0

Waxay Aheyd Sanadkii 2011 markaasi oo lasoo saaray Buuga Waxan ahay Zlatan ( Jag är Zlatan ) kaasi oo guuleestay markii lasoo saaray.

Hada Waxaa soo baxaya buug kale oo ka hadlaya xidiga reer Sweden kaasi oo magaciisa yahay ( Jag är fotboll.) kaasi oo dhawaan la shaacinayo.

Buuga waxaa iska kaashanaya Ciyaaryahanka Zlatan iyo Wariye iyo sidoo kale Qoraaga Mats Olsson kuwaasi oo dhamaantood soo saaraya.

Bisha November ayaa lagu wadaa in uu bilowdo iibsashada buugaasi ka hadlaya Zlatan oo ah xidig reer Sweden kana fadhiistay ciyaaraha aduunka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here