Home Wararka Maanta Bankiga Qaranka Sweden oo war kasoo saaray Saro u qaadista heerka Ribada...

Bankiga Qaranka Sweden oo war kasoo saaray Saro u qaadista heerka Ribada ee Bankigaasi..

0

Bandhiga Qaranka sweden ayaa waday in saro loo qaado heerka ribada ee bangigaasi kaasi oo ahaa 0.5 boqolkiiba.

Waxa uu sheegay Hogaamiyaha Bangiga in wax isbadal ah aan lagu sameendoonin heerka ribada ee bangiga iyadoo loo deynayo halkii hore.

qorsaha ayaa ahaa in saro loogu qaado heerka ribada ilaa 0.25 boqolkiiba halka uu maanta joogo taasi oo aan hada isbadal lagu sameeneenin ilaa sanadka danbe bisha february.

Arimaha keenay in isbadal aan lagu sameenin heerka ribada waxaa kamid ah in khal kkal aan lagu abuurin heerka dhaqaalaha ee dalka ka jira.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here