Home Wararka Maanta Xisbiga centerpartiet oo doonaya in uu kordhiyo Busaska iyo Gadiidka kale..

Xisbiga centerpartiet oo doonaya in uu kordhiyo Busaska iyo Gadiidka kale..

0

Xisbiga centerpartiet ayaa soo bandhigay qorsho dadka reer sweden ku helayaan gadiidka dadweynaha iyo in la kordhiyo nuuca Gadiidka ay isticmaalaan dadka.

centerpartiet Ayaa sheegay in uu doonayo Kordhinta Gadiidka dadweynaha sida Busaska , Tareenada iyo Sidoo kale Tareenka kale ee laamiga mara ( tvärbanan ).

Hogaamiyaha Xisbiga ayaa sheegtay in qorshahaasi ay ku maalgalinayaan ku dhawaad 2 billion kronor taasi oo loo marinayo Degmada iyo sidoo kale gobolka si barnaamijkaasi uu u hirgalo.

Annie Lööf. ayaa intaasi ku dartay in maanta dad badan ay ku safraan gaari halkii ay Qaadan lahaayeen bus ama tareen taasi ayayna ku sheegtay sababta lacag badan ugu qorsheeyeen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here