Home Wararka Maanta Xisbiga Cusub ee demokraterna oo doonaya ku guuleysiga Caasimada Gotenborg..

Xisbiga Cusub ee demokraterna oo doonaya ku guuleysiga Caasimada Gotenborg..

0

Xisbiga Cusub ee demokraterna ayaa doonaya ku geeleysiga Degmaga Gotenborg ee Caasimada Labaad Sweden.

Xisbiga ayaa Sheegaya in uu joojinyo Dhismaha Tunnelka laga bilaabay Caasimada kaasi oo ku sheegeen mid Qasaaro ah.

Tunnelka oo dhismahiisa la bilaabay ayaa lagu magacaabaa (Västlänken) Waxana uu hoos marayaa dhulka hoose ee Gotenborg.

Hogaamiyaha Xisbigaasi Cusub Martin Wannholt ayaa Sheegay in Tunnelka uu yahaya mid burburinaya Caasimada Gotenborg.

Dhoor qiimeen oo lasameeyay ayaa muujineysa in Xisbigan uu noqonayo kan ugu weyn ee Degmada Gotenborg waana xisbi ay ku jiraan Siyaasiyiin kaasoo baxay xisbiyada kale.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here