Home Wararka Maanta Magaalada Mälmo Qof u dhintay Dhaawac kasoo gaaray Toogasho loo geestay..

Magaalada Mälmo Qof u dhintay Dhaawac kasoo gaaray Toogasho loo geestay..

0

magaalada Mälmo waxaa ka dhacay dhoor toogasho kuwaasi oo qaarkood u dhinteen dadkii loo geestay.

Nawaaxiga Fosie waxaa lagu toogtay wiil 20 sano jir ah talaadadii shalay kaasi oo dhoor meel laga dhaawacay.

dhaawaca soo gaaray oo la geeyay isbitaalka laguma guuleysa in dhaqtarka uu badbaadiyo ruuxaasi oo dhaawac halis ah soo gaaray.

sidoo kale waxaa toogasho ka dhacday xaafada Helsingborg halkaai oo lagu. dhaawacay 25 sano jir kaasi oo dhaawiciisa lagu daweynayo isbitaalka.

booliska Magaalada ayaana wali baaritaankooda ku sheegin qof ay u qabteen weeraradaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here