Home Wararka Maanta Waxbarashada Dadka Weyn ee Komvux oo la sheegay in Isbadal looga baahan...

Waxbarashada Dadka Weyn ee Komvux oo la sheegay in Isbadal looga baahan yahay..

0

baritaan lagu sameeyay Waxbarashada heerka dadka waaweyn ayaa lagu sheegay in badal looga baahan yahay.

koox baaritaan ku sameesa dhanka waxbarashada ayaa baaritaan ay ku sameesay dhanka Aqoonta dadka weyn ku ogaatay isbadalka loo baahan yahay.

baritaanka ayaana lagu ogaaday in dadka waaweyn u bahan yihiin sidii waxbarashada loogu fududeen lahaa isla markana loo heli lahaa dad dhameeya aqoonta sare.

baritaanka ayaa sidoo kale ay jiraan shaqaalo xuni ka timid Waxbarashada heerka dadka waaweyn oo ku adkaata in dadka. dhameeyaan.

caadiyan Komvux ayaa looga tala galay dadka ka dahay Aqoonta Ama aan wax soo baran si ay fursad ugu helaan xirfad ay wax ku bartaan.

hindisaha ayaana lagu wadaa in Dowlada loo bandhigo si wax looga badalo Waxbarashada Dadka Waaweyn.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here