Home Wararka Maanta Haweneydii Caanka Aheyd Margit Sandemo oo ku geeriyootay 94 sano jir..

Haweneydii Caanka Aheyd Margit Sandemo oo ku geeriyootay 94 sano jir..

0

Margit Sandemo oo aheyd haweney caan ah kuna caan baxday dhanka qoraalka ayaa geeriyootay iyadoo jirta da.da 94 sano jirka ah.

Haweeneydan ayaa kasoo jeeda labada dal ee Norway iyo Sweden waxana aad loogu xasuustaa buugaag ay qortay mudada ay nooleed.

ku dhawaad 180 Book ayay qortay waxana kamid ah buuga lagu magacaabo ( Ice Age. ) kaasi oo noqday book aad u caan baxay waxayna qortay sanadkii 1980 kii.

Buugaagta ay qortay ayaana aad u soo caanbaxay markii loo sameeyay dhageysi dadka u sahlaya in ay akhristaan.

Caruur badan oo u dhashay dalka norway ayaa akhristay Buugaagta Margin taasi oo keentay in sanadkii 2014 abaalmarin ka hesho boqorada dalka Norway.

Somaliska OSlo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here