Home Wararka Maanta Xisbiga Sverigedemokraterna oo Shaqada ka joojiyay Siyaasiyiin badan oo Xisbiga ka tirsan..

Xisbiga Sverigedemokraterna oo Shaqada ka joojiyay Siyaasiyiin badan oo Xisbiga ka tirsan..

0

Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa labo kamid ah siyaasiyiin xisbiga ka joojiyay shaqada halka uu 7 kale uu hakad kaga sameeyay shaqadooda.

Siyaasiyiinta Shaqada laga joojiyay ayaa lagu eedeeyay in ay horay uga tirsanaayeen ururka Naziga halka qaarkood lagu eedeeyay in ay taageeri jireen.

Sida ay qortay warbaahinta Sagaalka siyaasi ayaa xisbiga kasoo galay dhoor kamuun oo kala duwan sida ay shaaciyeen Expo iyo Expressen.

labo kamid ah siyaasiyiinta ayaa lagu eedeeyay in onlineka ka iibiyeen waxyaabo Cunsurinimo ah sida uu markale qoray joornaalka ETC.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here