Home Wararka Maanta Norway oo ogolaatay Qaadashada labo jinsiyadood ee dhanka Basaboorka..

Norway oo ogolaatay Qaadashada labo jinsiyadood ee dhanka Basaboorka..

0

Dowlada Norway ayaa markii ugu horeesay qeexday go.an ku aadan qofka muwaadinka ku sugan dalka in uu qaadan karo dhalasho labo dal.

arintaasi oo dood adag ka taagneyd ayaa markii ugu horeeyay loo fasaxay in dadka heesta dhalashada dalka norway ay qaadan karaan jinsiyad kale iyadoo aysan jirin wax sharuud ah.

Caadiyan Norway ayaa sharcigeeda hore waxa uu dhigayay in qofka uusan qaadan karin basaboor dal kale ah hadii uu heesto midka norwagianka ah.

Jan Tore Sanner  oo ah Wasiirada Waxbarashada iyo isdhexgalka norway ayaa sheegay in arintaasi dowlada kaga danleedahay sidii caalamka intaasi kale dowlada u raaci laheyd isla markana bulshada kale loogu furmi lahaa.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here