Home News in English Doorashada Sweden saameyn maku yeelan kartaa Sharciyada Qaxootiga ee hore..

Doorashada Sweden saameyn maku yeelan kartaa Sharciyada Qaxootiga ee hore..

0

Sweden tan iyo Sanadkii 2015 waxaa ka hirgalay sharciyo cusub kuwaasi oo qorshaha ahaa adkeynta qaxootiga tirada badan ee dalka iska dhiibay.

Mudo dheer sano kadib waxaa la filayaa in doorashada dalka ka dhaco taasi oo naga xigto mudo dhoor maalin ah iyadoo xisbi cusub la filayo in uu dalka qabto.

Saameyn intee la.eg ayay doorashada yeelan kartaa.

Sida Somaliska helesyo saameynta doorashada ee dhanka soogalootiga ayaa iska yar madama xisbiyada ugu weyn dalka iyo kuwa isbaheystay ay ka siman yihiin xakameynta qaxootiga,

Xisbiyada taageersan Qaxootiga ayaana saameyn xoogan ku laheyn doorashada la filayo in ay ka dhacdo dalka halka kuwa kasoo horjeeda una baahan in sharciga lasii wado ay awood badan ku leeyihiin doorashada.

inkastoo markasta sweden ay qaabileyso qaxootiga hadana waxay ku xirantahay nuuca dacwada aad isku dhiibto iyo sida markaasi loogu qanco dhibaatada kasoo waday dalkaada halka markii hore si fudud sharciga lagu heli jiray.

Maxaa la filan karaa.

Hadii ay guuleestaan xisbiyada kale marka laga reebo xisbiga hada awooda haya ee socialdemokraterna waxaa dhici karta in sharciyo cusub lasoo kordhiyo sida qaabka qofka uu ku noqon karo muwaadin swedhis ah.

Wixii ku soo kordha doorashada oo socota lasoco

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here