Home Wararka Maanta Gawaari badan oo lagu gubay magaalada Uppsala ee Dalka Sweden..

Gawaari badan oo lagu gubay magaalada Uppsala ee Dalka Sweden..

0

dhoor gawaari ayaa dab la qabadsiiyay kuwaasi oo yaalay goob gawaarida la dhigto habeenkii xalay.

ku dhawaad 7 gawaari ayaa lagu shiday dab booliska ayaana aamisan in dhalinyaro ka danbeesay weerarkaasi.

gawaarida ayaa lagu kula gubay nawaaxiga xaafadaha Nyby iyo Flogsta iyo sidoo kale Kvarntorget.

dhoor maalin kahor ayay aheyd markii sidaan oo kale gawaari lagu waxyeeleeyay guri la dhigto gawaarida ee somalida u taqaano geerashka halkaasi oo dhoor gaawari lagu gubay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here