Home Wararka Maanta Sharci Cusub oo isku Raaceen Xisbiyada isbaheystay ee Sweden..

Sharci Cusub oo isku Raaceen Xisbiyada isbaheystay ee Sweden..

0

Xisbiyada isbaheystay ee Dalka sweden ayaa isku raacay dhoor sharci kuwaasi oo ku aadan dhanka caruurta ajaanibta ah.

Xisbiyada ayaa doonaya in dhaman caruurta Qaxootiga ee dalka ku sugan ay luuqada bartaan maalin kasta sadax saac.

caruurta ayaa loogu tala galay in luuqada ka bartaan goobta xanaada ee Förskolan mudo sadax sano ah.

” dadka waaweyn luuqada way ku adkaan kartaa lakin caruurta kuma adkaan karta sidaasi waxaa yiri ” Ulf Kristersson.

dhanka kale xisbiyada ayaa isku raacay dhoor ula sharciyo cusub kuwaasi oo qeyb ka tahay hagaajinta waxbarashada heer sare ee dhalinyarada iyo shaqooyinka dhanlinyarada dalka ku sugan.

dhamaan dhalinyarada ayaa helidoono shaqooyin iyadoo shirkadaha shaqaaleysiiya aan laga qaadi karin wax lacag canshuur ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here