Home Wararka Denmark Raisal Wasaaraha Denmark oo soo jeediyay Sharci ku aadan Qaxootiga laabanaya..

Raisal Wasaaraha Denmark oo soo jeediyay Sharci ku aadan Qaxootiga laabanaya..

0

Raisal wasaaraha Denmark ayaa soo jeediyay sharci cusub kaasi oo ku aadan qaxootiga ku sugan dalkaasi ee heesta sharciga.

Sharciga ayaa dhigaya in Dowlada dalkaasi ay bilowdo qorsho dadka ku sugan ay iskood ugu laaban karaan dalkooda.

” Hadii aad timid Denmark isla markana heshay sharci kumeel gaar ah kadib ay timaado aragti ah in dalkaaga hadii dagaalka uu dhamaaday waa in aad ku laabataa ” Lars Løkke Rasmussen ayaa sidaasi ka sheegay kulan uu xisbigiisa yeeshay..

Raisal wasaaraha ayaa dhanka kale cadeenin kooxaha sida aadka ah uu u quseeyo arinkaasi.

Somaliska copenhagen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here