Home Wararka Maanta Xisbiga Moderaterka oo yareenaya Canshuurta laga qaado qofka Shaqeeya..

Xisbiga Moderaterka oo yareenaya Canshuurta laga qaado qofka Shaqeeya..

0

Xisbiga Moderaterka ayaa ka hadlay canshuurka leeska qaado dalka sweden taasi oo ah waxyaabaha dadka ugu badan dalka sweden ay ka cabanayaan.

ilaa sadax arin ayaa ugu w

eyn qodobada miiska u saaran xisbiga Moderaterka kaasi oo doorashada sanadkaan kaalin muuqata ku leh.

Sadaxda Qodob ayaa kala ah.

1 Yareynta Canshuurta

2 Ciqaabta oo la adkeeyo.

3 iyo Qaxootiga oo laga yareenayo dalka.

Xisbiga ayaana soo bandhigay ku dhawaad 200 oo ula jeedo kuwaasi oo ku soo galayo doorashada dalka hadii la doortana uu fulinayo.

” Waxaan balan qaadeenaa fulinta waxwalbo oo macquul ah si loo helo dowlada cusub” hogaamiyaha xisbiga Ulf Kristersson. ayaa warbaahinta u sheegay sidaasi.

Xisbiga ayaana kamid ah xisbiyada sida aadka ah ugu soo horjeedo in qofka uu si fudud ku helo muwaadinimada sweden isagoo balan qaaday in uu adkeenayo arintaasi.

Lasoco Qodobada ugu muhiimsan ee Xisbigaasi oo lasoo bandhigay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here