Home Wararka Maanta Xalay oo gawaari kale lagu gubay Caasimada labaad ee Göthenburg

Xalay oo gawaari kale lagu gubay Caasimada labaad ee Göthenburg

0

Xili dhoor habeen kahor gawaari lagu gubay xaafado ka tirsan Gothenburg ayaa dhanka kale waxaa isla xalay la gubay kuwa kalle.

Ilaa 2 gaari ayaa lagu gubay nawaaxiga Majorna abaaro 22:30 pm ee xalay markaasi oo booliska soo gaaray in gawaari la qabadsiiyay labo gaari oo isku jiray in ka yar 250 mitir.

Per Sahlgren oo u hadashey Booliska ayaa sheegtay in rag soo xirtay indhaha ay gubeen gawaarida kuwaasi oo loo maleenayo in ay xiriir la leeyihiin dhacdooyinkii hore.

Booliska ayaa goobta ku daayay eeyo halka ay wareegeysay ilaa xalay diyaaraha qumaatiga u kaca ee Helicapterka.

Waa dhacdadii labaad ee gawaari lagu gubo iyadoo dhawaan halkaasi lagu gunay 80 gaari sida warbaahinta shaacisay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here