Home Wararka Maanta Nin lagu eedeeyay in uu Hanjabaad u diray Raisal Wasaaraha Sweden iyo...

Nin lagu eedeeyay in uu Hanjabaad u diray Raisal Wasaaraha Sweden iyo Wasiiro kale..

0

Nin ayaa lagu eedeeyay in uu hanjabaad u diray Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfen iyo siyaasiyiin kale oo Swedhish ah.

Ninkaan ayaa u diray masuuliyiinta Warqad ay ku qoran tahay waad dhimandoontaa iyo erayo kale oo hanjabaad ah.

Ninkaasi danbiga lagu soo oogay oo aan magaciisa la shaacin ayaa dhanka kale waxa uu hanjabaad u diray 21 wasiir oo ka tirsan Dowlada iyo dad kale oo caan ah.

Booliska ayaana ninkaasi ku xiray garoonka diyaarada Arland halkaasi uu ku sugnaa sida warbaahinta shaacisay.

Lama cadeyn sababta keentay in ninkaan uu diro warqadahaasi hanjabaada ah hase yeeshee baaritaanka kadib ayaa la filayaa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here