Home Wararka Maanta Xasuus Layaab ah oo loo sameeyay Eric Torell oo lagu toogtay Caasimada...

Xasuus Layaab ah oo loo sameeyay Eric Torell oo lagu toogtay Caasimada Stockholm..

0

Waxay aheyd toogasho layaab ah oo dad badan oo reer Sweden ah ay layaabeen kadib markii Booliska Sweden toogteen Eric Torell oo ahaa qof xanuunsan.

Eric Torell ayaa la toogtay xili uu watay Qori Macmal ah oo hooyadii u soo iibisay xiligaasi oo uu booliska ka diiday in uu dhigo.

Booliska oo ka shakiyay qoriga una qaatay mid dhab ah ayaa toogasho ku dilay wiilkaasi oo qaba cudurada autism Iyo downs syndrome.

Maanta ayaa xasuus loogu sameeyay bartamaha Stockholm waxana lagu xusay Mootooyin badan madama uu ahaa qof jecel mootooyinka.

Dhamaadka isbuucan ayaa saaxiibadiisa iyo Qoyskiisa la dabaal dagay waxana xasuus ahaan loogu sameeyay in mootooyin lagu dhex kaxeeyo halka lagu dilay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here