Home Wararka Maanta Kamuunka Stockholm oo bixinaya Dawo loogu tala galay Variska HIV-Aidska..

Kamuunka Stockholm oo bixinaya Dawo loogu tala galay Variska HIV-Aidska..

0

Bulshada ku nool Caasimada Sweden ayaa heli kara Daawo loogu tala galay Kahortaga Variska Dhaliya Cudurka HIV-Aidska sida uu shaaciyeen Golaha Deegaanka.

Dawada ayaana guud ahaan ka hortageen HIV-ga hase yeeshee waxaa warbixinta lagu sheegay in Boqolkiiba 80% ay ka hortageyso halista Cudurka.

Ku dhawaad 250 Qof oo ku sugan Stockholm ayaa heli kara dawadaasi waxana arintaasi quseesaa Dadka sameeya Galmada badan oo halista ugu jira halista cudurkaasi.

Sweden ayaa kamid ah wadamada aadka ula tacaala halista Cudurka Aidska oo ilaa hada dawo loo helin marka laga reebo ka hortaga.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here