Home Wararka Maanta Sweden Shirkada Telia oo iibsatay Talafashinka TV4 iyo Talafashino kale oo muhiim...

Sweden Shirkada Telia oo iibsatay Talafashinka TV4 iyo Talafashino kale oo muhiim ah..

0

Shirkada Telia oo kamid ah Shirkadaha dhanka Taleefanada mid ugu weyn isla markana ku caanbaxday iibinta Taleefanada iyo internetka ayaa hada waxay iibsatay mid kamid ah Talafashida ugu weyn Sweden.

Shirkada ayaa iibsatay Talafashinka TV4 kaasi oo aad looga daawado Dalka Sweden waxana sidoo kale ay la wareegtay Talafashino kale oo muhiim ah.

Shirkada ayaa sidoo kale la wareegtay kanalka Cmore lacag 9.2 billion Kronor ayaa lagu sheegay lacagta lagu iibiyay Talafashinka.

Shirkada Telia qeybta ugu badan ama saamiga ugu badan waxaa iska leh Dowlada Sweden oo sidoo kale gacanta ku heysa Shirkado badan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here