Home Wararka Maanta Labo Qof oo lagu dilay Magaalada Örebro..

Labo Qof oo lagu dilay Magaalada Örebro..

0

Wararka laga helayo Magaalada Örebro ayaa sheegaya in Halkaasi lagu dilay Labo Qof.

Weerarka oo ahaa mid toogasho ah ayaa loo geestay 3 Qof waxaana geeriyooday labo kamid ah halka Qofka kale uu dhaawacnay.

Sida laga soo xigtay Booliska weerarka ayaa ka dhacay Xaafada Vivalla oo ka tirsan Magaalada Örebro.

Wali wax war ah lagama helin booliska oo ku saabsan dhacdadan waxana weerarka uu dhacay saacado kadib markii Caasimada Mälmo uu dhacay weerar kale oo qof lagu filay

Weerarka Mälmo ayaa ka dhacay Xaafada Nydala gaar ahaan goob la dhigto gawaarida.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here