Home Wararka Maanta Sweden oo Roob la Filayo dhamaadka Isbuucan isagoo ka da.idoona guud ahaan..

Sweden oo Roob la Filayo dhamaadka Isbuucan isagoo ka da.idoona guud ahaan..

0
  1. Mudo dhoor bilood oo Dalka Sweden ka jiray Koleel Xoogan waxaa hada la filayaa in uu bilowdo ama uu da.o roob guud ahaan Dalka.

Sida ay shaacisay Hay.ada Sweden u qaabilsan Dhanka Cimilada oo Magaceeda loo soo gaabiyo  SMHI ayaa sheegtay in lm. Isbuucan uu roob xoogan da.idoono.

Qeebo kamid ah Wadanka ayaa la filayaa in Roobka uu kasii da.o mudo dhoor cisho ah sida hay.ada ay shaacisay.

Roobka ayaa ku soo aadaya iyadoo dhulka uu noqday mid qalalan isla markana qeebo kamid ah wadanka uu dab ka kacay awooda Qoraxda awgeed.

Dhanka kale beeraleyda Dalka ayaa sheegay in Abaar Xoogan ay ku dhacday Sanadkan taasi oo ka timid kuleelka ka jira Dalka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here