Home Wararka Maanta Dowlada Sweden oo Sheegtay Goorta ay Shaqo Bilaabayaan Tareenada Stockholm City Station..

Dowlada Sweden oo Sheegtay Goorta ay Shaqo Bilaabayaan Tareenada Stockholm City Station..

0

Mudo ayaa laga joogaa markii la hakiyay Tareenada Computerka ee ka shaqeeya Stockholm City Station.

Sida ay Shaacisay Dowlada gaar ahaa qeybta Gaadiidka waxaa dib loo furayaa dhamaadka Isbuican Tareenada Computerka ku shaqeeya ee ka hawlgala Stockholm City.

Furitaanka ayaa yimid kadib markii lagu sameeyay Qiimeyn cusub oo leesku haleen karo ee ku aadan Cilada ku timid.

Madaxa Maamulka ee dhanka Gaadiidka  Thomas Silvander ayaa arintaasi u sheegay Radiyaha P4.

Arinta ku aadan Furista Tareenada ayaana imaaneysa Xili dhawaan 17 meel ay ka qeybta Laga Haga kadib markii Koontaroolkooda la waayay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here