Home Wararka Maanta Raisal Wasaaraha Sweden oo gaaray goobaha ay ka socdaan Dabka Xoogan..

Raisal Wasaaraha Sweden oo gaaray goobaha ay ka socdaan Dabka Xoogan..

0

Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa gaaray Goobaha ay ka socdaal dabka gaar ahaan Deegaanada uu dabka ku sii fiday.

Stefan Löfven ayaa gaaray Deegaanka Ljusdal halkaasi oo dabka Xoogiisa ku fiday waxana uu kula hadlay warbaahinta.

Waxa uu sheegay in kuwa daminaya Dabka isla markana ku shaqeenaya sida bilaashka ay yihiin geesiyaal isla markana Dowlada Caawineyso.

Ku dhawaad 45 meelood ayaa wali gubaneysa waxana uu dabka ku fiday goobo hor leh iyadoo ilaa hada ay gubatay 600 oo million marka la fiirsho qasaaraha dabka.

Kooxaha Dabka damiya ayaa wali ka qeyb qaadanaya dabka damintiisa waxana ku jira dab damiyaal kale oo ka yimid wadama kale oo yurub ka tirsan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here